Skip to main content

Posts

Showing posts from January, 2023

Xasuuqa Jamhada SNM EE LASCANOOD.

    Xasuuqa lagu hayo shacabka reer lascaano wuxu salka ku haya arsii ay donayaan inay gutaan jamhada SNM oo sanado ka hor lagu xasuuqay hargaysa burco iyo booramo taso ay u geysatay darawiishta xiliyadi hore iyo dawladi kacaanka. lakiin maanta maahan mid u suurto galaysa in geystaan taas mid lamida wayo shacabka daga lascanood waa dad xaq u dirir ah, xiliga ay drawshiishtu ka dagaalamaysay gobolada wuqooyi waxay la dagalamayeen ingriis oo gumaysi ba'an ku hayey ku hayey gabolada aan soo xusnay, sido kale dawladi kacanka waxay la dagaalamaysay dad dawlada kaso horjeeda.  Maanta ay bishu tahay 01/01/2023 waxaa isgaarsinta,korontada iyo biyaha laga jarey lascanood taaso oo la doonayo dadka lascanood ku sugan inay la xasuuqo oo dhib weyn loo geysto. haddaba muxu salka ku haya khilaafkaan, side magalada lascaano loga saari kara dhibka ay ku jirto yaasa masuul ka ah. Yaa Masuul ka ah dhibaatada lascaano?   marka laga yimaado shacabka reer lascaano waxaa masuul ka ah ...