Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Soomaalida.

MA XAQIIQ BA IN SOOMAALIDA TURKIGA JOGTA AY DHIB KU QABAAN TURKIGA.

  Qormadaan kooban waxaan ku eegi doona Soomaalida ku nool Turkiga kuwaaso u kala  qeybsama Arday, Qoysas iyo Ganacsato. Waxaan wax yar taaban doona intaynan u gudbin Soomaalida warbixintooda, bulshada Turkida.            BULSHADA TURKIDA Sidaan wada ognahay bulsho kasta oo ku nool dal, magaalo ama tuulo waxay ledahay dhaqan, cadooyin iyo hab nololeed u gaara taaso keenaysa inay wada noladaan. Waxaana cid kasta oo bulshada kuso biirta ku waajiba inay xushmeyaan sido kale ilaalin shuruucda iyo xerarka u dagsan bulshada ay u yimadeen. Turkiye waa wadan muslim ah oo ku yaala Qarada Yurub sido kale mar ka tirsanaan jirey Asia. Haddaba bulshada Turkiga ama dawlada Turkiye waxay ledahay dastuur kaso waafaqsan sida ay bulshada qaybaheeda kala duwan ugu nolaan lahayeen.        BULSHADA SOOMAALIDA Sido kale Soomaalidu waa bulsho leh dhaqan,cadoyiin iyo dawlad sido waxay leyihiin dastuur ama hab nololeed iyaga u gaara si lamida bulshoyii...