Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Ciyaaraha

SIDE KOOXAHA KUBADA CAGTA DHAQAALE U SAMEYAAN

    Kooxaha ugu dhaqaalaha badan dunida waxaa ka mid ah real madrid, Barcelona, Manchester united iyo manchester city sido kale waxaa jira kooxo kale oo lacag haysta sida liverpool, chelsea iyo juventus. Haddaba ma iswaydisay side kooxahan ku noqdeen kooxaha ugu dhaqaala badan dunida. Qormadeena waxaan ku eegi doona maxay tahay sababta iyo sirta ka dambeesa inay helaan dhaqaale inta leeg.   Soomaaliya ma jiraan kooxo dhaqaale sameeya sida kooxahaan oo kale dabcan jawaabtu waa maya. maxaa ka hortagan iyo side ku heli karaan dhamaan waxaad ka bogan doonta qormadaan.   Marka koox ay rabto inay hesho dhaqaale tusaale ahaa kooxda real madrid ama kooxaha calaamka waxa jira habab kala duwan ay dhaqaale ku sameyaan sida inay helaan Sponsorships, Transfers, Ticket sales, New ownerships, licencing rights and Broadcasting Rights. 1.Sponsorships Kubada caalamka waa mid aad ula xiriirta Sponsorshipka tusaale ahaan in kooxdu ay magaca kampaniga ku qorato xaga hore ee malyada koox...