Qormadaan kooban waxaan ku falanqeyn doona sida loo heli karo dhalinyaro tayo leh Oo diintoda, dalkooda iyo dadkooda wax tara. Sido kale waxaan ku eegi doona doorka ay dhalinyarada Soomaaliyed ka qaadan karaan dhismaha wadanka, amniga iyo hal-abuurka. Waa maxay dhalinyaro?. Waa wakhti wakhtiyada ugu muhiimsan ee qofka bini'aadamka uu soo maro waa wakhtiga aan oran karno waa casriga dahabiga. waa wakhti aan oran karno waa xiliga ay soo baxdo qofka awoodisa jir ahaneed, xirfadiisa, Hal-abuurkisa iyo kartidiisa. Doorka ay dhalinyarada Soomaliyeed ka qaadan karaan dhismaha wadanka . Dhalinyaradu waa dhaf dhabarka bulshada haddaysan dhalinyaro jirin bulshadu waxba ma aysan ahateen. Markaan eegno bulshada Soomaaliyeed 75% boqolkiba waa dhalinyaro sida lagu qiyaaso maanta sida darteed dhalinyaradu waxay door muhiim ah ka qaadan karaan hormarada kala duwan ee wadanka ka jira. Haddaba suashu waxay tahay side oga qeyb qaadan karaan dhismaha wada...
DhowdhowleTimes blog waa madal aan ugu talagalay inaan idinkula wadaago Arimaha bulshada, Siyaasada, Cimilada, Ciyaaraha iyo Technologyada. Waa Madal dhexdhexaad u ah umadda Soomaaliyeed meel kasta ay jogaan.