Xasuuqa lagu hayo shacabka reer lascaano wuxu salka ku haya arsii ay donayaan inay gutaan jamhada SNM oo sanado ka hor lagu xasuuqay hargaysa burco iyo booramo taso ay u geysatay darawiishta xiliyadi hore iyo dawladi kacaanka. lakiin maanta maahan mid u suurto galaysa in geystaan taas mid lamida wayo shacabka daga lascanood waa dad xaq u dirir ah, xiliga ay drawshiishtu ka dagaalamaysay gobolada wuqooyi waxay la dagalamayeen ingriis oo gumaysi ba'an ku hayey ku hayey gabolada aan soo xusnay, sido kale dawladi kacanka waxay la dagaalamaysay dad dawlada kaso horjeeda.
Maanta ay bishu tahay 01/01/2023 waxaa isgaarsinta,korontada iyo biyaha laga jarey lascanood taaso oo la doonayo dadka lascanood ku sugan inay la xasuuqo oo dhib weyn loo geysto. haddaba muxu salka ku haya khilaafkaan, side magalada lascaano loga saari kara dhibka ay ku jirto yaasa masuul ka ah.
Yaa Masuul ka ah dhibaatada lascaano? marka laga yimaado shacabka reer lascaano waxaa masuul ka ah dhibkasta oo ku dhacaysa reer lascaano Puntland oo ah dawlada ugu dhow oo awooda inay u gurmato garabna siiso, iyo dadka ay isku haybta yihiin ee reer lascaano harti, dadka waxaa lascaano ku laaya oo dhibta u geysta waa jamhada SNM.
Muxu salka ku haya khilaafkan? khilaafkan wuxu salka ku haya arin siyaasadeed oo ah in maamulka Somali diidk aha ee Somaliland ay doonayso inay somaliya ka go'do oo degaanada SSC ay ka mid noqdaan Somaliland, Somalina ay halka lagu kala jaro taasna waxaa ka biyo diiday shacabka reer khaatumo oo ah shacab iyo siyaasiin geesiyiin ah.
Sidee lascaano looga saari kara jamhada SNM? waxa kaliya ee looga saari karo waxa weye in shacabka reer lascaano iyo dhamaan reer khaatumo ay gacmaha is qabsadaan oo ay hal meel ogaso jeestan jamhada gooni goosadka, argigixisada ee Somaliland.
Comments
Post a Comment