Xasuuqa lagu hayo shacabka reer lascaano wuxu salka ku haya arsii ay donayaan inay gutaan jamhada SNM oo sanado ka hor lagu xasuuqay hargaysa burco iyo booramo taso ay u geysatay darawiishta xiliyadi hore iyo dawladi kacaanka. lakiin maanta maahan mid u suurto galaysa in geystaan taas mid lamida wayo shacabka daga lascanood waa dad xaq u dirir ah, xiliga ay drawshiishtu ka dagaalamaysay gobolada wuqooyi waxay la dagalamayeen ingriis oo gumaysi ba'an ku hayey ku hayey gabolada aan soo xusnay, sido kale dawladi kacanka waxay la dagaalamaysay dad dawlada kaso horjeeda. Maanta ay bishu tahay 01/01/2023 waxaa isgaarsinta,korontada iyo biyaha laga jarey lascanood taaso oo la doonayo dadka lascanood ku sugan inay la xasuuqo oo dhib weyn loo geysto. haddaba muxu salka ku haya khilaafkaan, side magalada lascaano loga saari kara dhibka ay ku jirto yaasa masuul ka ah. Yaa Masuul ka ah dhibaatada lascaano? marka laga yimaado shacabka reer lascaano waxaa masuul ka ah ...
The Concept of Flight and Classification of Aircraft In 1783, the first manned hot air balloon, ten days later first gas balloon with lift Speed and Direction. 1903 First Human Flight and 1933 Steam engine in an aircraft. In 1903 December 17th, the Wright brothers had flown a total of 98 seconds on four flights andThe age of flight had arrived. The Wright brothers traveled 852 feet Passenger air travel inFlorida and 1914 they traveled between St. Petersburg and Tampa. International civil aviation organisation The International Civil Aviation Organization is a specialized agency of the United Nations that coordinates the principles and techniques of international air navigation, and fosters the planning and development of international air transport to ensure safe and orderly growth and founded on 17th December 1947. ICAO is funded and directed by 193 natio...